Dalmar
Author(s): Burhaan M. CALI Baalle
Sheekada ku qoran buuggan la magacbaxay Dalmar waa qiso ku saabsan qoysas Soomaaliyeed oo siyaabo kala duwan u kala lumay berisamaadkii. Burburkii iyo qaxii dhacay ayaa sii adkeeyey is heliddooda. Sooyaalka nolosha Soomaalida ee nolosha qarfaha iyo qurbaha ayaa ka dhexmuuqata.Waa wiil barbaar ah oo "Dalmar" lagu naanayso oo London ku nool. Halkaas buu aabbihii iyo hooyadii la deggan yahay. Dalmar isaga oo waxbarashada ku jira ayuu fasax helayaa. Soomaaliya ayuu u safrayaa. Halkaas buu dabadeed wax badan oo noloshiisii hore saamayn ku yeelan doona kula kulmayaa.
Product Information
General Fields
- :
- : Primedia eLaunch LLC
- : Hachette Digital
- : 01 November 2020
- : books
Special Fields
- : Burhaan M. CALI Baalle
- : Paperback
- : Somali
- : 214