Yoolasha by Mickey Bell
9.00 USD
Category: Af Somali
Depression is an illness that can cripple people from living a joyous life. This book helps you get through the tough days by identifying the triggers and helping you understand how to get beyond the tricks of the mind.
TOLOOW COLKA JOOJA Maansadii Salaan Maxamed Maxamuud "Salaan Carrabey" by Cismaan Cabdille "Shaacir"
8.75 USD
10.00 (12% off)
Category: Suugaan
Erayga "Tahriib" waxa uu si joogto ah uga mid noqday eraybixinta afka Soomaaliga iyo waayaha cusub ee Soomaalida, meel ay joogtaba. Macnaha guud ee eraygu waxa uu muujinayaa carar, baxsad, isbeddel raadin, kacaan, barakac qofeed ama maskaxeed, iyo macnayaal kale oo uu eraygu yeelan karo sedhammaan hal u ...Show more
WEERANE Taariikh-nololeed iyo xasuusqor xabsi by Maxamed Baaruud Cali
12.00 USD
Category: Af Somali
On the interaction of culture with religion and development in Somalia.
XILKAS U HOGAAMI SI RAADEYN LEH by Cabdikariim Cismaan Jaamac
13.75 USD
15.00 (8% off)
Category: Af Somali
Buugga ‘ Xilkas’ waxa qoray aqoonyahan Cabdikariin Cismaan Jaamac, oo ah khabiir caalamiya oo ku takhasusay kobcinta hoggaaminta, Istaraatijiyadda, iyo Tiknoolajiyadda. Si guud, buuggu waxa uu ka warramayaa hoggaaminta. Hoggaamintu way noocyo badantahaye noockasta oo hoggaaminta ah wax buu ka taabanayaa ...Show more