Sheekooyinka Buugga: Reer-Guuraa Raac by Cabdi Muxumed Magan (Cabdi Falaash)
4.38 USD
Category: Sheekooyin
Barashada Af-Soomaaliga heerka 2aad by Halabuur Publishing
5.00 USD
8.76 (42% off)
Category: Sheekooyin | Series: Barashada Af-Somaliga
Buuggani waxa uu ka kooban yahay tiro sheekooyin ah oo murti iyo maadba leh. Sheekooyinkan badankoodu waa qaar dhaqankeenna hore ugu jiray oo aan cid gaar ihi hadda curin. Guud ahaan buuggu waxa uu la xog yahay oo uu ku xidhan yahay brnaamid aqooneedka Daariz, kasi oo loogu talogalay in laga barto Af-So ...Show more
DHAXAL REEB by Boobe Yuusuf Ducaale
11.25 USD
56.00 (79% off)
Category: Sheekooyin
- This book of luminous black and white photographs by Italian photographer Lorenzo Castore is the second in his Time-Maze series Lorenzo Castore (b. 1973, Florence) is an Italian photographer whose documentary style captures the arbitrary passing of time in the street, in bars, on trains, with stranger ...Show more
Wehel Jacayl by Cabdisamad Sumcadda
13.75 USD
15.00 (8% off)
Category: Sheekooyin
buugan waxa uu qofku kaga bogan doonaa dhamaan su'aalaha uu tabayo iyo jawaabaha jacaylka ee uu u tag waayay.Sidoo kale wheel jacayl waxa uu diiradda saaari doonaa ifafaalaha qurxoon ee jacaylku leeyahay iyo aafooyinka laga dhaxlo marka la dhayalsado, jacaylku maadaama uu yahay udub dhexaadka nolosha.Ha ...Show more
habeennadii caddada by Abshir Umal
8.00 USD
Category: Sheekooyin
Dad badan ayaa is waydiinaya, waa kuma Destoevsky? Maxay tahay sirta ku duugan?Nin dhalinyaro ah oo Destoevsky la yidhaahdo ayaa kamid ahaa koox mufakariin ah oo xukun dil ah lagu oogay 23 Diiseembar sannadkii 1849. Rasaas nool in shafka lagala dhaco ayaa lagu xukumay oo ay geerida khasab ku dhadhamiyaa ...Show more
Maandooriyaha iyo Hurdada by Faadumo M Ibraahin
3.00 USD
3.75 (20% off)
Category: Sheekooyin